Waa muhiim in la nadiifiyo taleeefonada

Waa muhiim in la nadiifiyo taleeefonada

Waa muhiim in la nadiifiyo taleeefonada

During the COVID-19 pandemic, it’s important to clean commonly touched surfaces. One type of surface that we touch frequently is our phones. Phone touch screens can usually be cleaned using disinfecting wipes. Frequency of cleaning will vary depending on your habits and the likelihood of exposure.

Stay healthy, fight COVID!

Inta lagu gudo jiro faafista cudurka COVID-19 waa muhiim in la nadiifiyo meelaha aad ka loo taabto. Meelaha aadka loo taabto waxaa ka mid shaashada taleefonka gacanta. Taleefonada muraayadooda waxaa inta badan lagu nadiifiyaa marada tirtirka. Inta jeer we hadba la nadiifiyo waxa ay ku xiranatahay shaqsiyada iyo khatarka cudurka.