Ilaali Caafimaadkaaga

Ilaali Caafimaadkaaga

Ilaali Caafimaadkaaga

Jaaliyadanada qiimaha leh,

Waxaa na naga soo gaadhay cabasho walaalaha muqaayadaha ka shaqeeya in Soomaali badan wali muqaayada dhexdeeda isku soo gaarayaan. Fadlan raac talooyinka caafimaad oo cuntadaada horay, dhaqso ugu qaado. Waad ku mahadsantihiin is-dhageeysiga.

Dear community members,

When you are buying food at your local restaurant please make sure it's to-go and do not linger and create crowds inside the restaurant. Thank you for being part of the solution! Let's flatten the curve!