Deaths confirmed by King County Medical Examiners Office and cases reported by the wider community.
Waxaan aad uga xunnahay inaan idinla wadaagno geeridii labaad ee qof somali ah oo u dhintay Covid19. Geerida tirada guud waa labo iyo 20 kiisas la xaqiijiyay.
